Ganacsatada Gobolka Banaadir oo War kasoo saaray Lacago looga qaado Dhismaha Wadooyinka Muqdisho

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa War Saxaafadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen lacago looga qaado dhismaha Wadooyinka magaalada Muqdisho oo ay sheegeen in si qaldan loo maamulo. Waxa ay sheegeen Ganacsatada gobolka Banaadir in lacago taburacaad ah oo loogu tala galay dhismaha Wadooyinka magaalada Muqdisho bil kasta si joogta ah looga qaado hadana ayan … Continue reading Ganacsatada Gobolka Banaadir oo War kasoo saaray Lacago looga qaado Dhismaha Wadooyinka Muqdisho